dawlada_hoose_cerigabo
Aug 11
104
1.6K
5
116%
Rasmi✅. Waxaan bogaadinaynaa una mahad celinaynaa, Gudoonka Golaha deegaanka degmada Ceergaabo, Maayar Ismaciil X. Nuur, Maayar ku xigeenka, xildhibaanada Golaha deegaanka iyo Xoghaha Fulinta Dawlada Hoose ee Ceergaabo, oo ku dhiiraday inay u bilaabaan mushahar joogta ah Kooxda Dawlada Hoose ee Ceergaabo, waa go aan geesinnimo leh, waana go aan muujinaya bisayl ciyaareed, waana mid ku dayasho mudan, bar bilaw wanaagsan weeye. Mahadsanidiin mudanayaal🙏. @Uzame🕊 @Axmed Đèèq🫶 @sikaawe @Gaawe Kooxda Dawlada Hoose ee Ceergaabo✅[email protected]_4️⃣0️⃣
dawlada_hoose_cerigabo
Aug 11
104
1.6K
5
116%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
