barkhadk4
Oct 15
445
5.1K
59
166%
Wa qiso dhab ah o igu dhacday💔 Waxay ii ahayd malin wngzn Gabdh ree Nairobi baa Facebook iska baranay waan wada kaftanay waliba si xad dhaafa kaftan ka dib gabadh sawiradeda ayay iso dirtay ana kuwayga ayaan udiray gabdh malin bay ii dhahday si kaftan reerke ka dhalatay waxa dhahay Reer bicidyahan adigana ayada waxay i shegtay inay cali saleban ka dhalatay aniga jacayl xad dhaafa ayaan uqaaday lkn ayada ma ogayn ana ma usheegin gabadh offline bay gashay weak ka dib bay qadka kuso Labatay wayna iso qabatay ana aad baa ufarxay waan La hadLay wada hadaL dheer number whatsapp keeda bay ii qortay sababto ah ayada facebook ma isticmali jirin whatsapp kaso qabtay mudo kadib jacaylka aan uqabay baa La wadagay ayadana waxay dhahday aniga xataa ina ku sheegto baa rabay aniga oo dhoola cadaynaya baa ku dhahay waa arin farxad Leh gabdh waa is fahanay iLaa heer waxan gaadhnay waaLidkanaga is barno waliba ayada hooyaded i bartay markas xirirkanaga wuxu marayaa 4 biL sido kale aniga jacaylkygii uhoreyay buu ahaa ayada jacaylka ibartay gabadhas xirirkanaga wuxu garay 5biL markas kadib ayuu xanunka biLaaban doona aniga haben call wada saran bay si kadis ah screen share ufurtay aniga waxa arkay ciwan ay wax yaaLo aan uduL qaadan waayay isku qoreen aniga waxa is dhahay is daji adigo wax hubsan marka is dajiyay waxa ogaday in prank ahaa ciwankana ayada saaxiibteed Lahayd igana jaranaysay prank saas camaL ah aan aniga mar hore ku sameyay haben habenada kamid ah gabdhi waa isku dhacnay waxa KaLa aamusnayn mudo 3 bari malinki danbe aniga wacay ayado iLmaynaysa ayay call ka iga qabatay maxa kugu dhacay baa dhahay ayada waxay dhahday aabo baa nin igu daraya aniga naxdin meeL aa joogo waa kala garan wayay haben madow baan kuLayL dartii qolka uga so baxay bananka so faristay wa amini wayay wada hadaL dheer ka dib gabdh guurkeedi wa ka diiday aabahed inuu nin ku daro waliba aniga dartay aniga markas farxad waa ilmeyay daremahaygana waa xakamayn wayay malinkas dhan farxad waxan wada socono gabdha malin baa isku dhacnay aniga khaLad xun oo ku arkay darti ba is hayn kari wayay wana duLqadan kari wayay marka gabdhi numberkeda block saray hadana waa adkaysan wayay waka qaday Lkn gabadhii ayadoo iLeh waxan kaftan wayeh adigana kugu ciyarayaa baan hadalkeda maqLi wayay ayado iLmaynaysa baana ka tagay waliba aniga oo aan raLi ka ahayn tarikhda waxay ahayd 2023 bishii 6aad malinkii ba isugu kaana dambaysay gabadhas xanun bay igu reebtay gooni iLaa hada ma iloobo malin baa whatsapp keeda radiyay waa so qabtay wana La hadLay gabdhi waana La hadLay codkeeda ka daremay inay ooynayso ani xata wa is xakamayn kari wayay waxay igu dhahday adi dartaa hospital baa ugalay aniga xataa xanun kaas Lamida wa maray Wada hadaL dheer ka dib waa raLi galiyay lkn waxay ishegtay in La arosay Saw ma moodid mararka qaar Laba naf oo isku baahan inay kaLa fogaden💔🥲
barkhadk4
Oct 15
445
5.1K
59
166%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
