dhash.mj
Sep 12
1.2K
31K
90
199%
Anigaa waxaa jeclhy inaan mustqpl yesho hooyo noqdo aniga wakhti xanuun bdn baa soo mary dadku waxeey ila dhaqman ama ii arki jireen qof iska cadiya lkin waxaan ahy naag adkysi bdn ani wiil aan la shekysan jiray oo la dhaho ahmett ilhy ha unaxristo waan jeclaa wuuna dhinty markaa wayay waxana la socdy 4 sano saas eey thy rabigii jeclaa iga ofsady aniga 4 bilod baan waxaa galy mugdi iyo fikir badn marki 4 bilod laga soo waregy waxaa fcbooka ka barty wiil qoraal aan fcbooka kusoo qoray oo ahaa ilashda dadka idin jecel ma hubtin kuwa jeceshihin ayuu reply iga soo galy wuxuu yiri abyo waxaa rabaa inaa isoo dhawyso oo aan nolshda soo galo waxnaa ushegy xanuun kaste oo aan daremyo kadib wiilki waan is fahny lkin niyad ahaan waan umaqnahy oo xasuustyda waxeey jirtaa qofkii dhinty lkin waxaa is lahaa wiilkan wuu ku ilaaw sinya plse wuxuu noqdy gadal qof aan mustqpl rabin lkin danesi ka ah anigna gabrnimdayda aan ilaalinyo baa goaan oga qaty anoo raba naxriis iyo in saa rabo wax la igu sa meeyo qofka dumarka si walbe oo adkysto walhi xanuun iyo qalbi jab uma dulqadan karto ana waxa is iri mustqplkagi wuxuu ku soo ekaady intaa oo qof ahmett ka naxriis badn ma helysid lkin wali ma qusan oo waxaa is dhahy nolshada horay uwado dadku waxey ii qabaan inaan xiriro badanhy lkin walhi saas ma ihi qofki aan barto wuu igu xumado oo wuxu noqon jirya qof bilaa mustqpl ah ugu danbyn oo hada lagu jiro wiil apdulahi la dhaho baa nolshyda soo galy wana wiil wangsn oo naxriis bdn oo mar walbe jecel in uu farxd isiiyo mana rabo qof aan asga ahyn xirirkasna waxaa rabaa inaan ilaaliyo waxana kasii rajyn inaaan dhisano guri aniga lenhy aan noqono hooyo iyo aabe teda kle ani cadow baa leyhy maalinki 10 lanabr la iga soo galya apdale maxaa laga siiya walhi asgana saas eey thy anaa lanbrkisa mar walbe haysta qof soo wacnya ana ku arkin lkin waxa la rabaa la iga fogeeyo asga lkin wadkaa iga kaxenya waxana rabaa abdle nolsha uu ku jiro ilhow meey ahaato mida oga adag aduunka waxaa rabaa inaan ugu dulqaato oo ugu samro oo kula joogo teda kale dhalinyroy ilhy aan ka baqno aa ilaalino xiriirka alle iyo anga naga dhaxeya wax walbe wey kuu hagaa gayaan hana qusanina ilhy Naxriista lagma quuste waxana leyhy wiil kaste oo hami leh iyo gabar walbe oo mustqpl rabta in ilhy u rumeeyo 🤲ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ’”#somalitiktok
dhash.mj
Sep 12
1.2K
31K
90
199%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
