222
5K
131
160%
Markii aad aragto sawirada iyo muuqaalada laxiriira noloshaadii yaraanta waxey kugu celisaa xasuus gooni ah schoolkeygii aan soo dhigtey yaraanteydii yameys International school oo aan kusoo qaatey wakhtiyo ardeynimo oo aad uqurux bdn waxan ahaa mid nasiib bdn inan dhigto schoolkan oo ahaa kan ugu tayada fiican wakhtigaas waxaa xasuusahaas qurxinayey ardey isku jiil ah oo kala duwanaa tartamada cayaaraha kubada iyo waxbarashada macalimiin tayo sare leh oo markas ajaaniib ubadnaa iyo schoolka oo udiyaarsanaa habka ugu casrisan waa xasuus marwalpa aan dib umilicsado aad uxiiso bdn lkn aan soo laabaneyn😭🔥 @Dessertsoulll🐍. @ExTra PaNaDoL💊🩺🩸 @mss mudug💪🇺🇿🇸🇴 @iqرuuش Ina عبد🫶🥰🫀 @Mss 18m walshed 😂👍 @DiYaRaDaH ✈️ @Abduweli🥵 @حمد🇸🇱 @OnTira🇸🇱🩸🫶 @quen maymun❣️
222
5K
131
160%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: