abdullahialasyacko
Jul 11
121
1.1K
5
7.39%
GABAYGII GEESINIMO Gabashadu wey xuntahoo Waa lagu Gumoobaaye Gabina wey kaa riddaa Guulna lagu waaye Garo oo fuleynimo God beey kugu rideysaaye Geesi nimaduse wey fiican Tahay Guluf la qaadaaye Diin nin kusoo Gabanayee Gubaya qoskaaga Iyo Gardarada gaal neceb Gumacna kuu heysan Kan Gumaadka kugu wada Waa inaad sax u Garataaye Runta waa lagu Ganaa Iyo Gumac rasaaseede Garneel iyo Markaad Gani Hadalo Goobeysan Giirka lama taagee Gaadiyo Godbaa la iska dhowraaye Geesahaa la eegaa cadowna waa la iska Giijaaye Gacmahana ninkaad jari Ninkaad lugaha Gooyneysid Galgalashiyo Guurguurashaa La isugu daraa yuusan kaa Garane Gaatin socodna waa lagu daraa Guulsha Saad u hanatane
abdullahialasyacko
Jul 11
121
1.1K
5
7.39%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
