mohamedyusuf1129
May 3
245
2.8K
7
146%
Bismillah : Waxaan Maanta iska Diwaan geliyay Degmada Hilwaa Waxaana Soo qaatay kaarkii aan beri codkeyga ku dhiiban lahay, sidoo kale waxaa rabaa inaan u mahad celiyo maamulka Degmada oo si wacan noogu soo dhoweeyay halkaas, ugu danbeyn shacabka ku nool Degmada Hilwaa waxaan ugu baaqaa ineey dulqaataan Eyna qaataan kaarka.@Hamda bilan🩸 @NUUR BEEZAANI❤️ @Cilmi Sheekeeye @Sumayo qurux @inasulub saruurey💎 @Amal Degan Saruur❤️🇸🇴🩸
mohamedyusuf1129
May 3
245
2.8K
7
146%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
