106
1K
19
92.5%
IDHAGEYSO XUPIII πŸ˜«πŸ€πŸ«ΆπŸ»πŸ«‚β˜ΉοΈ Hppi maalin un way dhamaan masafada inoo dhexeysa waynu kulmi dooona Inagoo Ku faraxsan aragtideena io kulan keena qaaliga ah waxan laabta kugu haysan doona in lamida intaaad iga maqneyd waxan Ku dhihi doona waad Ku mahadsantahay sida quruxda badan ee aad iiguso samirtay waad Ku mahadsantahay dhiiri galinta Io dulqaadka jacylkeena aad u samaysay waad mahadsantahay jacelkaygii πŸ˜«πŸ«‚πŸ«ΆπŸ»"&aan wax igu tilmaamo ayaan jirin oo aad isiin jirtay waad Ku mahadsantahay oofinta balankeena aan manta. Io heerkan kuso gaadhnay waad Ku mahadsantahay sida aad u ilaalisay qalpigaygaa uguna naxariisty naftayda waxa imaan doonto maalin aan quruxdaada si joogta ah udaawan doono waa hubal waxaan manaba is badali doonin jaceylka Xiisaha aan adiga kuu qaapo meesha kaliya aan kaga nasan doono daal oo dhana waa adiga laabtadaπŸ«‚πŸ’žπŸ€΄πŸ»πŸ₯² Sido kale waxaan imaan doonto maalin uu ilaahy dhexdena Ka abuuri doono ubad Io. Ilmo oo aan ugu mahadin. Doono jacaylka oo. Wax jeclayasanayo inaad mar waalba qofka aad jeceshahay niyaysato waa mid Ku. Sawirayo nolol Io rajo qurux badanπŸ₯ΊπŸ’πŸ‘°πŸ»β€β™‚πŸ˜­)"-"- Ilaashada qalpiyada idiin daacada ah idin. Jacel ilaashada kalsoonidiina Io sharaftiina Io naftiina isu. Samira xaalad walbana wada mara dhib Io dhefna wadaga rumeeya Riyo walba oo aad leedihin kuna dadaala is calfashadiina Io inaad noqotaan guulestayaal waa hubal waxa noqonaysan qoys Ku. Dhisan Jacel Io faxax πŸ˜­πŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ‘¨πŸ’πŸ«‚πŸ«¦πŸ’‹πŸŒΉπŸ§ΈπŸŽ€πŸͺβœ¨#waxan idin Uran laha dadka is jacel halaga dhexbaxo plz β˜ΉοΈπŸ™ŒπŸ»
106
1K
19
92.5%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: