sugule210
Apr 13
126
749
22
26.6%
بسم الله الرحمن الرحيم Taliyihi Ciidanka xooga Dalka somalia 1950 . Geranal Abdulahi mohamut Hasan (General matukade) dad badani waxay iswaydiiyaan magaca "matukade"..sidee buu ku baxay. hadaba marxuumkaan wuxuu ahaa nin aad usalaad badan sida aan kasoo xigtay dad ay isku xili ahaayeen taariikhdiisana hayay...waxay sheegeen inay niman isqabteen...qorshahay dageena uu noqday inay ninkaan gaadaan marka uu salaada galo...isaguna tabtii iyo xeeladay la damacsanaayeen ayuu la fahmay..deetana isagoo ilaalo iskaga haya nimankii dhanka kale iyagiina ay qorshaynayaan inay salaada ku gaadaan...ayay ku yiraahdaan maa tukatid??..suu yiri matukado...dabcan sidaas ayaana magaca loogu dhajiyay halkaasuuna magacu kasoo raacay lkn marxuumku nin cibaado badan ayuu ahaa sida aaan taariikhdiisa ku hayo #dhafoorqiiq🦁⚔🔫 #somalinimo🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🙏🙏 #fivegangster @GOOGLE @Birtacalashade44 @Run SHEG @MANSUUR MIRE @⚔️ʏᴀxʏᴇ🔥ᴍᴀʜʀᴇᴢ⚽🤎🙏🇸🇴+🇸🇱 @🔥DABSHID🦁 @AB,haramcad🐆 @Abdulaahi Kuuriyo🦁 @
sugule210
Apr 13
126
749
22
26.6%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: