sugule210
May 18
89
486
66
19.1%
Askarinimadu Waa shaqada ugu adag uu Beni aadamku qabto si malinki ah Darajada CIIDAN oo ugu Hooseysa waaa (Alifle): wana Darajada uu qaato qof walba oo Ciidan ah malinka Uu taba barku udhamaado, ➖ Darajada (Labo Alifle) : shaqadiisu Waa Inu Generalka Kala Baro Ciidanka, ➖ Darajada ( saddex Alifle) Waa Darajada Ugu Horeysa uu askarigu ka Galo darajooyinka sarsare Shaqada Ugu muhiimsan uu qabto waaa Kor joogteytnta shaqada uu qabanayo# Labo alifluhu ➖Darajada Xarigle & labo xarigle & saddex xarigle: marka aad darajoyinkas timaado waxad Noqoneysa Taliye Qeyb kamida Ciidanka ilaa 30—— ➖xidigle & labo xiddigle & saddex Xidigle: shaqadoodu Waa kawarheynta Ciidanka ka Hooseya, ➖ Gaashanle,Gaashanle dhexe,Gaashanle sare——————————- ➖( Sareeye Guud) waxa Uu awood uleeyahey inu IClamiyo Dagaal waxa Uuna Dagal Galinkaraa DhamaN Ciidanka oodhan ➖(Sareeye Gaas):Waa Darajoyinka ay Adagtahey in lagaaro wana Hogaamiyaha Ciidanka marka lagu jiro Dagaalka waxa Uuna awood uleeyaheye qaadashada Go,aamada DegDega Ah isaga Oona waxba ka weydiin Madaxweynaha Dalka & Darajooyinka ka Hooseeya ➖( Sareeye Guud ): Waa darajo dhif & Naadir ah ay adagtahey in lagaaro mohamet siyaad barre Waa sarGaalkii ugu horeyey uguna Danbeyey Oo Darajadaas ➖ Sareeye gaas somalia waxa Gaarey labo General Oo kalia ah , mohamet ali samatar & Bashiir Goobe Waxad ila wadaagi kadhaa wixi iga khaldama wana mahadsantihin 🙌🏻👍 #dhafoorqiiq🦁⚔🔫 #rermudugnimo✨💃🇸🇱 #fivegangster @cida vilada gabadhooda🇸🇱👸🏼 @🐺Ugaas Updalla🇲🇨 @AB,haramcad🐆 @birtacalashade44 @Mattan♦️🔘 @RUN SHEG @UGAASSO👸 @🥷вυя¢α∂кα🦁👽∂нαfσσя_qιιq⚔️🔫 @
sugule210
May 18
89
486
66
19.1%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: