sugule210
May 23
242
3.3K
102
108%
Marka Hore waxan Rer Gambrey Ka raali Galinaya inan Cuqaasha Deeganka sawiran Foolxun aan kasoqaado taaso ay sababtey Inan Qofkaste asago fadhiya ladul istaago picture 📷 Imisa qof ayaad ka Garatey Hadi aad Rer Ganbrey tahey Aniga ahaan Ninkaste Aqoon dheer ayan uleyahey sanadki 2022 waxana kaso wareegtey muddo dhan saddex sano & bilo meeshu Waa Gambrey Jilal xuna dadku Waa somarey rabina waxa uu ugu badaley Raxmad & roob & Barwaaqo & xoolihii Oo dhala & Dadkii aan Hayaan Galin (Geedi)marka laga reebo Geela Waxan Damcey markii hore inan ka Hadlo caqabadaha Heysta Deeganka Gambrey balse waxan xeeriyey Sawiranta aan isticmalayo madama ay shaqsiyad Gaar ah Yihihin Waxan Rer Gambrey siinayaa 2 talo Muhiim ah kusabsan dhismaha magalada 1:In Magalada lamiriyo (master plan) : master plan ku waxa uu Hormarinaya Kobcinta dhaqalaha : waxa uu sababaya Deeganka oo lailaliyo : waxa uu fududeynaya Horumaka Danbe mustaqbalka 2: wada tashi ( Consultation) dadku Hadi aysan wad tashan waxba ooma suurto Galaan waxan Dhimanaya is kaashiga bulshada hadii ay dadku wada tashadan waxa ay Dhali karta : in ay Dadku soo saran Go,aan sax ah oo waxyara bulshada : (Empowement) awood siin bulsho : Dadka oo DareemA isku Kalsonan (self Confidence)ah Deeganka ay kunoolyihiin Mahadsanidin dhamantin #pageforyou #dhafoorqiiq🦁⚔🔫 #dhafoorqiiq#m🦁⚔🔫 #RmMudug @Garaadka❤️🩹 @axmedgacal4 @GooSHa DaRuSaLaaM😎🫰🔥 @birtacalashade44 @GOOGLE @Gaarhaye8✅🔥🌙✅💥 @🥷вυя¢α∂кα🦁👽∂нαfσσя_qιιq⚔️🔫 @AB,haramcad🐆 @@asad jabiye @da,ud s masabir @Daryeele🦋🫶❤️ @DUUR GAL @Goat_Apdalla🔥 @MANSUR MIRE
sugule210
May 23
242
3.3K
102
108%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
