sugule210
May 12
325
4.1K
58
133%
12 June 2023 aniga Gambarey jooga waxan ka Codsadey inan ka qaado sawir anaga oo Fadhina maqaxida Seybnab beyle qofka aan ka Hadlayana Waa Awowe Abdul waxa uuna iweydiyey sababta aan sawirka ooga qaadayo & waxa asaga faido ugu jirta inan sawir kaqaado. waxana anigu ugu jawabey Markas inan sanad Kadib tusi Doona sida uu ahaa ama u ekaa madama , uu da,a yahey muuqalka Qofkana is badalayo waxa igu jawabey war Iga tagsanad gaari mayeeh! ( oo uu ula jeedo masi Noolan doono) its a wonderful story imagine : Maanta waxa kasoo wareegtey labo sano wana Noolyahey Alx ilahey Cimri & Caafimad hasiyo war Rer Gambreyow sawirkas Iga Gaarsiiya Awowe Abdul 🙌🏻🙌🏻 Waa ninka bixiyey maah maahda ah ( Timirtii hore Dab loowaah) Oo asagu Markas oola jeedey Niman ciise waceys ah oo diley 3 nin Habenkas ayagoo Markas laga Rabo Hal nin magtiis oo sanad ku qaadatey Aruurinteedi 🤣😂😂 wana Jifada ugu Hantida badan Ciise Wacses ugu Geele Badan Gobolka Dollo marka madax Tiris layiraahdo majertenka Dagan Gobolkas : #dhafoorqiiq🦁⚔🔫 #rermudugnimo✨💃🇸🇱 #somalinimo🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🙏🙏 @🥷вυя¢α∂кα🦁👽∂нαfσσя_qιιq⚔️🔫 @cida vilada gabadhooda🇸🇱👸🏼 @UGAASSO👸 @Ugaas Updalla🐺 @AB,haramcad🐆 @APDIWALI🇸🇱🇸🇴 @beerbaneye🦁 @GOOGLE @birtacalashade44 @Safwaan44 @Gaarhaye8✅🔥🌙✅💥 @Daryeele🦋🫶❤️@Garaadka❤️‍🩹 #
sugule210
May 12
325
4.1K
58
133%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: