350
4.8K
64
310%
kooxDan waxa iGaGa Baxay wakHti BaDan waxan La soo qaaTay wakHti quruxBaDan iyO miD aDagBa waxan MaamuLay 2019_ 2025 waxan u maHaD ceLinya caBtankayGa suHayB oo inTaas oo dHan isna iLa sO garaB taagna🙏❤️ toBoBor iyO mcLinO wax musTaqBaL on ka LeeyaHay ma jirO BaLse waxan jeceLaHay inan kooxDayDa Hormar Fiican gaadHsiyO Lkn waxa qudHe wakHtiga inTaa Leeg ii saamaXay maGaca xaaFaDa Oon jeceLaHay inaan mar kasTa kor u qaaDo kuBaDa cagTunBa waxay I Bartay DaD La BarTo kuwii uGu FiiCna dHamaanTen nasiiB waCan ayaan iDin rajayNayaa dHaLin yarO🙏 ciD kasTa oo kooxDan Mar uun iLa sO diFaacDayNa aBaaL weyn ayaan u Haya 🙏 naFaqo AcaDemy For ever🦁 #somalitiktok #forever #foryoupage❤️❤️ #veralvideo #somalitiktok #somaliland @ZuHeiB BuDinHo 2️⃣7️⃣ @BaAn0Zz😎 @MuZtapHe Mc 96
350
4.8K
64
310%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: