920
17K
16
25%
Inaalilaahi Wainaa illayhi Raajicuun Geeridii Maxamed bay sheegayaan Gacal ha waayeene 🥲 Eebe Ha Unaxariisto walaalkeen Maxamed Cabdiraxmaan Xiis Digaale Ducaale Oo Hada Geeridiisa Maqlay. Runtii Waa Geeri Aan Aad Uga Naxay Balse Geeridaasaa Lagu Wada Xukuman Yahay . Maxamed Xabado Wuxuu Ahaa shaqsi ay dhalinyarada Reer Khaatumo si weyn u ixtiraami jireen si weyna ay isku jeclaayeen dhalinyaradiisa . Bahda dhalinyaradu Caawa Tiir weyn baa xaqiiqatan ka baxay aynuna tabi doonno . Dhamaan bulshweynta Reer Khaatumo , Gaar ahaana Bahda Ciyaaraha welibana qoyska Ilma Xabado Xiis waxan uga tacsiyaynaya Geerida xanuunka badan ee inagu timi Eebbe Walalkeen Jannadii firdowsa Haka waraabiyo Allena kitaabkiisa midigta ha uga dhiibo qalbigana Alle ha idiin qaboojiyo 🤲 Waxaa bahda dhalinyarada Reer khaatumo Ka baxay shaqsi Gobanimo badnaa oo inta qof sharfan yahay sharaf badna Eebbe waxan kaaga baryayaa inuu Cadaabka jidhkaaga ka xorreeyo Allena hoygaaga jannadii firdowsa hakaga dhigo . Caawa Duco Uun Baan Kuu Awoodaaye Sxb Hoygaaga Eebe Janno Hakaaga Yeelo Sidii Aduunka Lagaaga Jeclaana Aakhiro Halagaaga Jeclaado🤲🤲🤲
920
17K
16
25%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: