mumtaz.abdilahi0
Apr 18
273
6.6K
21
1,238%
Mahadcelin Marka hore, waxaan u mahadcelinayaa Ilaahay (SWT) oo igu galladay inuu ii suurogeliyo inaan maanta gaaro maalintan qiimaha badan ee qalin-jabintayda dugsiga sare. Mahad gaar ah ayaan u dirayaa waalidiintayda qaaliga ah oo iga garab istaagay talaabo kasta oo noloshayda ah, daryeel iyo duco joogto ah igu garab taagnaa. Sidoo kale, walaalahayga iyo asxaabtayda qiimaha badan ee i garab taagnaa xilliyada adag iyo kuwa farxadda leh — waad ku mahadsan tihiin taageeradiinna joogtada ah.dhamaan ardayda qalinku na walaaleeyay oon isla soo qaadanay waqti qurux badan idin ilaawimaayo wanaagiina iyo waxtarKiinaba.dhamaanteen natiijo anagiyo waalidkeenba ku farxo hanaga siiyo imtixaanka dowligaa. Ugu dambeyn, mahadcelin gaar ah ayaan u jeedinayaa dhammaan dadkii iisoo hambalyeeyay, igu farxiyay oo iga dhigay xafladdayda mid xasuus gaar ah leh. Qalbiga ayaan idinkaga mahadnaqayaa. saan dunida ugu midownay ilaahay janaDa hanoogu Kulmiyo Thanks for all 😊🫂😍💋
mumtaz.abdilahi0
Apr 18
273
6.6K
21
1,238%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
