165
1.8K
1
2.73%
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Cali . Kullan gaar ah oo Taliyaha ay la yeesheen Hogaamiyaha ,isin kamid ah isimada iyo Wasiirka Cadaaladda ee Dowlad Goboleedkaa ayaa looga hadlay Dhisidda iyo Tayeynta Ciidamada Boliiska ee Khaatumo si loo xoojiyo wada shaqeynta maamul ahaan iyo Dawladda dhexe .
165
1.8K
1
2.73%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: