185
1.7K
20
98.5%
horyaalkii heerka koowaad puntuland waxan ku seegay sababo aan halkan ka sheegi Karin anigo dalab ka helay qeyb ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee puntuland mar labaad waxan isla arimo shaqsiyadeed ku seegay koobkii degmooyinka gobolka nugaal anigoo dookh u heystay inaan Matalo degmada buurtinle Wali waxa i heysta arimo waaweyn oo iga hor istaagaya inaan ka soo muuqdo sanadkan koobka gobolada puntuland dhamaan waxa u rajeynaya dhalinayarada fursada uheysata iney dheesho koobka gobolada puntuland iney si sharaf leh ku difaacaan gobolkooda nin walba oo dhalinyaro ah waxa uu dookhiisa koowaad siiya meesha uu ka soo jeedo wxan guul u rajeynaya gobolkeyga nugaal oo sanadkii hore ku guuleysatay koobka gobolada puntuland I.n . . . . . . @iDi 6 @Muudey1️⃣9️⃣ @FISHTA6️⃣7️⃣ @Abdimalik 10 @Dheemanka🔟⚽️🐐🇸🇱 @Riyaadka Caalami 1️⃣0️⃣⚽️❤️🙏 @BAARUUD8️⃣🦁🦁 @ZIMBA--VIC1️⃣5️⃣ @De Rossi _16_⚽️🏃💙 @Abdulaahi Sergio26
185
1.7K
20
98.5%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: