115
604
34
39.4%
#asalmu calaykum waraxmatulahi wabarakat waxa badda saaran muddo 20 berri ah walalkey said abduqadir said wey adag in walalka aad heynin xaalada uu ku sugan yahay xaalada ay kugu heyn karto ama aad dareemi Kartid 40 qof ducadooda waa la aqbalaa waxan caawe si niyad ah idinka codsanaya inaad iigu duceysaan isaga iyo intii la socotay illaahay waxan ka baryayaa inaan hadalkiisa maqlo isaga oo nabad ah I.n . . . . . . . @Muudey1️⃣9️⃣ @MORGAN @Dhagaxa_Casimada_1️⃣5️⃣ @Abdisalam Dheemanka
115
604
34
39.4%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: