dheemankapuntland
May 7
3.4K
26K
43
184%
by by foot ball 2012 to 2025 ⚽️🙏 Mahdcelin maamulka naadiga Golaha wakiilada DPL ex SBC mclnkeyga qiimha badan @Bashka 🅰️bdi iyo dhamaan playeriintii aan soo wada xiraney maaliyadaa muddadii udhaxeysey 2021 iyo 2025 dhamaantiin xushmad baa inii hayaa sidookale dhamaan intii aan iskaga hor nimi kubadda cagta wanaag oo dhan baa inii hayaa iyo sidookale taageeriyaashey qiimaha badnaa oo xilliga adag garab ii ahaa idinkana mahdsanidin waxaa soo dhamaadey waqtigeygii kubadda cagta waxaana ku farxsanahey inaan ku fariisto kooxdeyda riyada #golahawakiilladapuntland @Goat Geesey🐐🇸🇴 @Diini mohamed Dahir ✪🇸🇴 @Thomaska 4️⃣2️⃣©️🧏🏻♂️ @@Abdimalik 10
dheemankapuntland
May 7
3.4K
26K
43
184%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
