pirlo17_
Dec 9
5.4K
55K
135
791%
Shakshi ahan waxa jira dad qoralkayga ufahmay ina gebi ahanba katanasulay koobka kubada cagta puntlnd balse maaha waxan kahdlayey masiirka ay ledahay dawladayda #ssckhatumo🐎 iyo falkan guracan ee badheedhka ay ku kacday puntland ani waxan ahy ciyartoy xirfadiisa kuso bandhigi kara meel aan bahdil kaso gaaryn nugaal wa gopolki an sanadkii hore kulaso guuleysty koopki kan ka horeyey nama matalan labadan gobol ee garowe lagaso dhex saray dhaqashiyo mar bay kaa yihin dheragu xaaran🫡🐎#garoowe_puntilnd_soomalia #ssckhatumo🐎 #somaalitiktok #somaalitiktok @⚡️uper Shulac 💸 @moha shiine cadceed5️⃣ @Naaji4️⃣ @Nani faraska cad ❤️⚽️🏃 @Guduudow3️⃣1️⃣
pirlo17_
Dec 9
5.4K
55K
135
791%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
