1.5K
16K
45
217%
Ilaahay mahaddii waxaa baaqayagii maanta ee Maamo farxiya kasoo jawaabay walaal omuxsin ah (Dalxa abuu cubaydallah) oo ciidsiiyey 3dii carruurta ahayd, sidoo kale waxaa raashinka qoyska noo wakiishay Muxsinad kale (Nimco) oo kamid ah dhallinyarada deegaanka. Alxamdulillaah. #charity #ramadan #fyp #somalitiktok #2025 #ciyaalxamar #laascaanood
1.5K
16K
45
217%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: