engmohamedguure
May 21
125
1.6K
7
152%
Maxaad ka xasuusata erayadii mucaashaqii waynaa ee reer falastiin? Mar uu kawaramayay jacaylka uu qabo inanta uu jeclaa wuxuu yiri "shahaado jaamacadeed Baan sitaa hadana wali waxaan khaldaa akhriska, adigu waxaad isoo qortaa [ Subax wannagsan] Anna waxaan u akhristaa [ waan ku jeclahy] " erayadaas uu ku cabirayay sida uu qalpigiisa u tarjumto ficilada gabadha uu jacel yahay iyo sida uu uga jawaabo. Mar kale waxuu yiri asagoo kawaramaya Suu u waheshado xasuusaha quruxda badan ee qalpigiisa ka buuxa " waxa aan haystaa xasuus igu filan in aan kaligay shaahayga ku Cabbo maqaaxi ay dadka u arkaan inay Maran tahay , lakiin ay ka buuxan dad iga maqan oo maankayga camirtay" jacaylka wuxuu reeba xasuuso kuwaas oo noqda kuwo qurux badan oo la waheshado ama kuwo naxdin leh oo marka la xasuusto la murugoodo . #maxmuud#darwiish #galkacyo🇸🇱 #somalitiktok
engmohamedguure
May 21
125
1.6K
7
152%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
