406
9.4K
38
123%
duleedka galdogob iyo halka uu ka yimid magaca galdogob Gal: waa meel godon oo biyuhu galaan Dogob: waa jirid wayn oo ka harta Marka geed wey qalalo ama jabo oo biyuhu ku ururaan magaca Goldogob❌️ waa galdogob✅️#galdogob #mudug #somalia #somali #gaalkacyo #mudug #cabudwaaq #galgaduud #veiws
406
9.4K
38
123%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: