ahmaaz_4
Mar 2
676
4.3K
76
294%
Soonqaad wanaagsan saaxiibbayaal. Bishii barakada badnayd baynnu ku jirnaa maalinteedii labaad, Alle nabad iyo caafimaad qab ha inoogu dhammeeyo inta dhiman. Soonku keliya ma aha in laga soomo cunidda iyo cabidda oo keliya, ee ruuxa saa'imka ah waa inuu sidoo kale ka soomo, xanta; caayda ;Isku dirka; beenta; Indhaha oo meel xun lagu eego; dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto; qamaarka oo la dheelo. Maxaayeelay dhammaantood qiimaha soonka ayay naaqusinayaan. Kaga faa'idaysta maalintiina Qur'aan akhriska, oogida salaadaha, sadaqadda, digriga iyo ducada bi'idnillaah. @MùNáŽęŘ 15 🇸🇴 @NazT3H PAT0 🔥🇸🇴 @NaJiiB HuzzeN apDi
ahmaaz_4
Mar 2
676
4.3K
76
294%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
