msszeeey
May 18
125
667
1
18.1%
Abayoh Kaliya Ma Tihid Wllshei Ee Waxa Thy Hooyadey Labaad Amantaada Kuma Soo Koobo Karo Qoraal Lkn Walal Waxa Thy Qof Qalpi Wanagsan Oo Mar Waliba Ka Taliya Farxadeyda Kana Xumada Murugadeyda Sidoo Kle Waxaad Ka Muhiimsantahay Wax Walba Oo Dunidan Saaran Waxa Thy Qofka Kaliyee Agjoogiisa Aan Ka Farxo Kana Murugoodo Maqnantiisa Magaranayo Keena Horeen Doono Ama Hor Dhiman Doono Lkn Waxa Ku Sheegaaya Hadda Iga Hor Dhimato In Aanan Marnaba Ku Ilaawi Dooni Magaranayo Sida Aan U Noolan Laha Haddii An Ka Hor Dhintana Ogow Wanag Mooye In Aanan Xumaan Kuu Heyn Waxaana Kuu Rajeenayaa Nolol Waarta Ilaaheyna Taas Kama Dhigo Waxan Ilaahey Ka Baryaya Inaanu Nakala Hoseesiin Waxaana Ku Rajeynayaa Wll Farxad Waarta Hormar Mustaqbal Wanagsan Io Farxad Aanay Ka Danbeen Murugo Abid Geeridu Ha Ku Ilowdo Wll Love U😭❤️ #madaxweynahabarahabulshada_kgs🇦🇿 #CapCut #FunkNoCapCut #madaxweynahabarahabulshada_kgs🇦🇿
msszeeey
May 18
125
667
1
18.1%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: