881
4.5K
10
105%
kubada cagtu wxay noqotay nin is wada iYo nin lawado Nin walBana dadkisu wx ku yahay O hadad haysato qof ku garab qabta Guushada ku farxaya Guul daradadana kanaxa kugu dhiirigaliya wa hubaal inad heshid dhiiranan lkn hadu kan dad kugu dhow luga kuhaysto meel gari maysid . Kubada cagtu waxey noqotey isxigasho iyo iLma adeernimo waxna ku indho qaadnay qabyaalad iyo qurun taas oo sabbeysa ina ku niyad jabno . Hanwalba aan kla hayn banooniga waxa ka Vcn inad dhisatid mustaqbalkga io ina Hormarisid nftda iyo tan Reerkaga ba ❤🙏
881
4.5K
10
105%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: