33
857
20
60.7%
Qiso =gabar da deedu tahy 18 jir oo dhibane unoqotay walaashed ninka qaba(seedigeed) Magaceedu waa heblaayo hebal bebal dhowr cisho ayy xafiiska igu timid weyna iga weyday marar badan wey isoo wacdey nasiib darro ismaanu helin ugu danbeen se goor duhur ah abaaro 12:01 kula kulmay afaafka hore ee garoonka bacaadka waa inan aad u.da yar midab ahaan waa inan cas oo qurxoon waana inan u muuqata in wacan loo soo koriyy lkn qofna maqiyaasi karro inantaas qurxoon oo aadka uyar dabka qalbigeeda ka baxaayo waana sababta in badan loo yiraahdo qofna haku qiimayn muuqisa ma ogid wxa gudaha uga jireee. Weyna ila hadashy salaan kadib wxay isheegty iney mudo iraadinaysay hawl weyna iiga baahantahy intaas kadib isla markiiba wxaan ka dareemay murugo iyo in ay indhaheeda ilmo ka socoto hadalo dajin iyo dhiira galin ah ayaan ku bilaaby Biyo qaboow iyo tiish ayaan so ag dhigay iska nafis oo naso ayaan ku dhahy 10 daqiiqo ka bacdi ayaan wxaan u sheegay Inaan walaalked kaweyn oo kle ahay oo ay sidagan bal xaaladeeda iiga waranto oo aany bal iga cabsan in tay foorar satay ayy si dhiiran iigu tiri CABDI RASHIIDOW wax badan ayaan daawadey adoo barnamijyo sidaan oo kle ah bulshada lawadaagaya ana waxaan kugu imid si kalsooni leh iyo inaan dhibaatada ihaysata ku sheegto Intaas markey Tiri face mask madow oo ay xirneed ayaey damacdey iney iska furto Anna iska xirnow ayaan ku dhahay anigoo ujeedadeydu aheed iney si kalsooni leh u hadasho siiyo balse iima joojin oo wey iska furty bahalkii yaraaaaa. Sheekada xanuunka badan ee inanta yari waxay iigu billowday sidan..? LASOCO PART TWO 🫡 . #CapCut #soomalitiktok
33
857
20
60.7%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: