rashiid__15
Apr 25
26
679
14
47.7%
Bilowga qisada gabadhu qisada wxey ku billowdey ABDI RASHIIDOW la maan soo korin hooyo iyo aabe ee wxaa isoo kor satey Ayeydey hooyo dhashy oo hargeisa daganeed,Qoys keygana wxuu ahaa mid danyar ah oo kku nool miiga magaalada burco.πππ Korniinkeygii caruur nimo wxaan ku soo ag qaatay ayeeydey nolasheyda wxaan ahaa qof faraxsan oo si wacan loo koriyy Waxbara shadeedana wadata ,wxaan nolol farxad ah iyo reynren iskaga jiraba wxaa geeriyoity ayeeydey allaha unaxariiste ayeydey oo aheed qofkii nolasheyda iiqurxinaayy intaas kadibna waxey noqotay labamid un inaan qoys keygii oo badiyaha dagnaa u wareego iyo in aan la noolado habaryartey si aan magaalada usii joogo Wax barashadeydana aan sii wato.π£ππ Madaama aan ahaa gabar yar oo magaalada ku kortay wey igu ad kaatey inaan baadiye u wareego, sidaas darteed waxaan u wareegay habaryartey oo magaalada dagneed mudo ayaan la noola lkn nolashu sidaan raby wey ii noqon weyday oo waan laqab san waayy.π₯± Maalmuhu waxay is guraanba wxaan ka wareegay gurugiii habaryartey oon wxaan u wareegy guriga walaashey oo iyaduna dagneyd magaalada lkn meeshani waa halka sababta u noqoneysa iney nolasheyda burburto.ππ’ Mudo markaan la noola walaashey iyo qoys keeda oo ka kooban ayada iyo seygeeda iyo laba caruur ah oo ay dhaleen Ileen nimcada laguma waare waxa khilaaf soo dhex galay walaashey iyo seygeedii Khilaaf katsina wxa uu sabab u noqdey iney kala tagaan oo gurigoodi hal kaas ku burburay labadii caruur wxaa qaatey walaashey sidaasna wxaa noogu bilaabatey nolol kle,oo ahayd aniga iyo wlaashey iyo labadeeda caruuurππ± Anigana halkaas ayey dhibaa tadeyda ka bilaa batey lasoco PART 3#soomalitiktok #CapCut
rashiid__15
Apr 25
26
679
14
47.7%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
