32
626
43.6%
Waa gabar 18 jir ah oo dhibane unoqoty walaashed ninkeeda (seedigeed) ... wxey igu dhahdey walaashey iyo ninkeeda kumeysan lka tagi waji wanaagsan oo hadal danbe dhax mari karro,sidaas oo ay tahy wxaa dhex yaala awlaad oo marnaba lama kala aamusi karro oo hadana nabad dhex dooda mataallo sisaasi darteed wxaa xal noqdey wlaashed ninkeeda inuu Marr badan ani isoo waco isaga oo iga xal wareesanaaya caruurtiisa markuu inmaha alaab iyo wxa kle ukeeno aniga buu ila soo xariiti jirY. Muddo ayaan sidaas aheen oo xaalku OK buu ahaaa waasheyna wey ka war qabtey Inuu kolba caruurta alaaab igu soo dhiibi jiray, anigu daacad baan ahay oo wali qalbiga xuman magalin xumaan ayaa imaaneysa oo nolasheyda baa bi ineysa. Habeen habeenada kamid ah ayuu ila soo hadaley isaga oo jooga meel aan xafada ka fogeyn aanu daganeyn waan u tagay salaan iyo bariido ayaa na dhax marty Caruurtii ayuu iga xaal wareesty sidii caadada aheed wxaan u sheegy iney wxa walba fiicanyihiin anigu wxaan filaayy inuu caruurtiisa wax usido oo uu iigu dhiibi doono , balse habeen kaas taasi ma dhicin. Wxuu isheegay inaan raaco oo alaab lasoo qaado si aan caruurta ugu geeyo hye ayaan dhahay oo marna kama shakin waayi waa caruurta ay walaashey dhashy aaaba hood ,asagu da.diisu qiyaas ahaan waaa 45 jir ini guna wxaan jiray 18 sano oo wxaan isku nahay gabar iyo aabaheed oo kale 😓😢 Waanu israacny ina cabaara ayuu gaariga wadey kadibna wxaNu itaagtey meel dukaan ah shareable iyo biyo ayuu sooqadey hadana waaanu ka dhaqaaqny inta aanu sii socono kolba su aalo ayuu iweydiinaya aniguna waan uga jawaabayy . In doora markaanu socony ayuu gaariga meel is taajiyy, wxaan markiiba is weydiiyy tolow alaabtii maa meshaan taaalla ,gaarigii ayuu damiyy sharaabkii uu watey ayuu cabey anigana ika cab ayuu igu dhahy hye ayaan ku dhahy lkn wxaan wey diiyy xgee baad kasoo qadeysaa alaabta ? Inagama foga ayuu iigu jawaabey ,ee horta sharaabka aynu cabno hye ayaan ku dhahy oo sharaabkii inaa cabo ayaan bilaabey. Intaas kadib wxaa dhacay ? Lasoco qeybta 4aad 🫡##CapCut #soomalitiktok
32
626
43.6%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: