12K
141K
300
21.3%
#Dalxoreeye #DanQaran Laaskii midnimada πŸ‡ΈπŸ‡΄ Maanta taariikhbaa dib u qorantay , magaalada laascaanood ee xarunta maamulka ssc khaatumo waxaa lagu beeray geedkii midnimada dalkeena. Horay waxaan idinku sheegay reer khaatumo inay yihiin dadka kaliya ee soomaaliya kadhiman wayday , abaalkii ay ugaleen Bulsho waynta soomaaliyeed maanta ayaa looguday waliba waxay uqalmaan in caasimada labaad ee dalka laga dhigo laascaanod , Raysalwasaare Sayid xamse abdi barre taariikhdaa xusidoonta , Maanta waxaan markhaati ka ahaa guul loodhanyahay sidoo kale midnimo loodhanyahay. Waxaa sharaf waynta ii ah inan qayb ka ahaa dhalinyaradii soomaaliyeed ee Halganka midno qaran qayb ka ahaa sidoo sidoo kale waxaan sharaf wayn ii ah inan garab iyo gaashaanba u ahaa walaalahay reer khaatumo wakhtigii adkaa ee ay soomareen. πŸ‡ΈπŸ‡΄ maanta gushaa aadkeenteen waa mid soomaali oodhan ay idinka mahadcelinayso. Hanbalyo walaalahen reer SSC khaatumo πŸ‡ΈπŸ‡΄ #MarkaleMidnimo2025
12K
141K
300
21.3%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: