nimcaanabdirahmaanhassan
Apr 29
35K
410K
427
61.7%
#hillaac_music #Nimcaan_Hilaac #Awdalstate #SahankiiGuusha πΈπ΄π«‘ #Bismilah Maanta waxaan magaalada muqdisho ee caasimada dalka hadhima sharafeed ugu sameeyay qayb ka mida haldoorka gobolka iyo odayaasha dhaqanka ee beelaha gadabuursi. Kullankayagu wuxuu daarnaa Isbarasho guud iyo mid gaar ah Sidoo kale Wada Shaqaynta dhaqanka iyo siyaasada Wada shaqaynta dowlada iyo golaha dhaqanka gobolada galbeed ee dalka gaar ahaan Awdal ,Salal , Gabiley Sidoo kale waxaanu xal waara ka gaadhnay kala qaynsaananta Siyaasada iyo dhaqanka ee dhextaala guud ahaan salaadiinta dhaqanka iyo siyaasiyinta reer awdal ee magaalada muqdisho Waxaanu jidaynay mid ahaan shaha guurtida reer awdal ee magaalada muqdisho sidoo kale in la helo gole siyaasadeed oo lagaga arinsado xaaladada ku gedaaman gobolada galbeed ee dalka oo sitoos ahna ugu xidhan dowlada federalka somaaliiya πΈπ΄ #WabillahiTowfiiq βπ»
nimcaanabdirahmaanhassan
Apr 29
35K
410K
427
61.7%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
