312
3.2K
11
277%
Furitaanka xaruntan ayaa ah tallaabo muhim ah oo lagu xoojinayo kubadda cagta Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland, taasoo dhalinyarada u abuuraysa fursado ay ku horumariyaan xirfaddooda ciyaareed, isla markaana sare loogu gaado magaca Soomaaliya ee dhanka kubadda cagta.#kismayo #jubbaland💚💙🤍 #somalitiktok @Keise Abdi Qani warsame🔥 @mohmett♡🏀 امًين😎 @Aamiin Hassan Gurey
312
3.2K
11
277%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: