malaakpoi1
Jan 15
36
404
8
40.3%
Ku farax magnaan shahayga ka naso cariirigeyga waxaa tahay xubin ka mid ah jirkeyga oo xumaatey hadaad iga qodo cafis baad iga thy aniga intaan dhibta kaa ilaalin jirey kuna soo xariirin jirey hadii ay keentey dhibsigaan kama mudneeyn balse waan qaatey qaladkeyga farxad waxaa iigu filneed intaan kula hadlaayo adiga π adna dhib waxaa kugu filanaa hadalkeyga iyo la joogeyga balse qodax qofkii beertaa iney mudo waxaba uma arko ma jirto maanta rajo adiga dhangaaka iga muugato kaliya waxaan kuu sheegeyaa in aan ka mid nogodey kuwa ku dhacay casharada aad bixiso π adiga maanta ayaad I iloowi kartaa balse aniga maalin ayaan ku ilaawi doonaa nasiibka aad u heshey in aad idhaawacdo anigoo ku jecel ana waan ku heli doonaa nasiibkaasi in aan adiga ku ilaawo ma xumid balse aniga iima wanaagsanid mahadsanid waxaad ibartey in aan gu aan ka qaato qof aan jecelahay waan kaaga mahad celinaa sidaad isoo dhaweeysay barashadeeni ugu horeysey ππͺ@Asqarrowππ€΄ @Mss xalasha πΈπ§ @ANDRESS A. π€ποΈββοΈπͺ
malaakpoi1
Jan 15
36
404
8
40.3%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
