mubaarikmaareeye
May 13
421
5.7K
8
1.28%
ma tihid marwadeyda kaliya ee waxaa tahy hooyadaydii labaad sidaa qurux da badan ee aad maanta iigarab taagan tahy iiguna samrayso sida aan maanta ahy waa mid aan ka abaal dhicidoonin noloshydii waxaan doonayaa noloshayda inta ka dhiman in aan adiga agtaada ku qaato garabkagana aan ahaado xili kasta io marxalad kasta aad ku jirto markastana aan noqdo mid kugu faana mcn waxaan ilahy ka baryayaa sida aan maanta isugu faraxsan nahy nolosheena ina ka dhiman ina isugu faraxsanano adiga io ubadkaygaba @Filsan Gamaal
mubaarikmaareeye
May 13
421
5.7K
8
1.28%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
