514
11K
52
659%
Alhamdulillahi! Waxaan halkan uga hambalyeynayaa walaasheyda qaaliga ah, iftiinka gurigeena, hooyaday labaad. Salaan gaar ah ka timid walaalkaa ka yer oo muddo dheer sugayay maalintan qiimaha badan ee guushaada taariikhiga ah. Mahad oo dhan Ilaahay (SWT) ayaa iska leh, kaasoo kuu suurageliyay inaad dhammayso jaamacadda, taasoo ah aasaaska cilmiga iyo aqoonta. Ilaahay hakuu barakeeyo walaashey! Sidoo kale, aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa dhammaan dadkii kugu dhiirrigeliyay safarkaaga waxbarasho. Walaashayda qaaliga ah, aad baan uga mahadcelinayaa dadaalkaaga iyo adkaysiga aad muujisay intii aad waxbarashada ku jirtay, waxaana kuu rajeynayaa guul weyn. Waxbarashadu halkaan kuma istaagto! Waxaan kuu hambalyeynayaa juhdigaaga iyo sida aad ugu heellan tahay aqoonta, sii wad dadaalkaaga, riyadaaduna way rumoobi doontaa insha'Allah. Hodan sheikhAliibraahim, walaashey, Ilaahay hakuu barakeeyo maalintaada—waxaad gaadhay heer muhiim ah oo waxbarasho, waxaana kuu rajeynayaa mustaqbal ifaya.@Hodaniita CONGRATULATION ABAAYO🫶🫂
514
11K
52
659%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: