abdimanaanabdisal
Mar 8
103
880
4
469%
*HAPPY WOMEN'S DAY* . Bulsho walba waxaa sees iyo asaas u ah haweenkooda, laf-dhabartooduna waa hooyada! Marka bulsho ahaan soomaliya la ina yiraahdana hooyooyinkeennuu waa tiirka iyi tabeellaha guri walba ka taagan oo haddii uuu dhaco ay dhimanayso rajada qoyskaas!! Waxay astaan u noqotaa horumarka bulshada, ka soomaali ahaanna abaal wayn bay inagu leeyihiin hooyooyinkeen kuwaas oo aanan marnaba gudi karin widuu eebe sheegay. Maalin walba maantoo kale waxaad dib u gocdaa& xasuustaa taariikho iyo xasuuso aan kula kaliyoibay hooyaday macaan, bacdamaa la duur-xulayo xuska haweenka oo hooyadu laf-dhabar u tahay. Hambalyo dhamaan haweenka soomaliyeed gaar ahaan hooyaday macaan FAADUMO MAXAMED MUUSE.❤️🩹 MAALIN WALBA WAA MAALINTAADA HOOYO🙏
abdimanaanabdisal
Mar 8
103
880
4
469%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
