mrcantuuge
Apr 4
1.9K
71K
43
15.5%
Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya Injineer Eenoow ma ahan oo keliya samafale, balse sidoo kale waa ganacsade ka hawlgala guud ahaan dhulka ay Soomaalidu degto. Waxa uu mashruucyo horumarineed ka hirgeliyay magaalooyin kala duwan sida Berbera (Soomaaliland), Puntland, Dowlad-Deegaanka Soomaalida, iyo meelo kale oo dibadda ah. Hawlahaasi waxay keeneen horumar muuqda iyo shaqo-abuur dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed. Wuxuu mar walba aaminsanaa in dhalinyarada loo abuuro fursado ay kaga baxaan tahriibka, caajiska, iyo rajo-beelka. Saas ay tahay waxaa ceeb ah ah in dad raba ineey hor istaagaan gacansigiisa suurad xumeeyaan. Waxaan Leeyahay reer somalilandoow, dad gob ah ayaa Aheedeene inta yar ee idin-jaaifeyneyso, meel uga soo wada jeesada ee seedigiin xaqa ugu hiiliya.
mrcantuuge
Apr 4
1.9K
71K
43
15.5%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
