304
2.7K
19
56.2%
mommy♥️ geridu hku ilowdo wxd nagala baxsty xili adag wxd gudaty wajibki hooyo nimo iyo kii abo alle haw naxariste waa bln hdn mowdku nakala geyn inaad kunolato dabaqd nololeed aysn kunolan hooyo somaliyeed mommy geridu hku ilowdo ♥️🥺 hooyo anaa ku marag furaya inaa thy hooyo Karti bdn 👏 4jir malintan abahy wayay ila manta oo aan 22 jiro hal malina ma wayin booski abbe alx hooyo adunyona cimri dheer iyo cibado subn akhirona Jano niyadada haka sarin inaad ragg dhashy dhib wlbo iyo mrxld walbna Laga soo gudby manta waa wakhtigaayagi kagi gudaty alle hysy keen dayo momyy♥️ (si walbo wakhtigu noo dabro malintayadi waa dhowdahy xiniyo iyo Karti baa naga xiga ... hooyo ♥️♥️🥺). #CapCut #veiws
304
2.7K
19
56.2%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: