gamaal_19
Apr 28
219
2.6K
16
48.2%
Waxaa maanta booqasho taariikhiya ku tagay iskoolka Sh Xaamid oo ah mid ka mida rugaha wax laga meeristo ee sida wayn uga dhax muuqda gayiga, booqashadayada oo ahayd mid aan kula qaybsanayno farxadda, ardayda kalkaan ka qalin badalatay iskoolka, iyadoo sidoo kale aan Eebe uga baryay inuu Imtuxaanka shahaadiga ah u fududeeyo. Waxaan sidoo kale ugu tagnay dham-baal aan ku bogaadinayno kuna dhiiri-galinayno dhamaan bah-wadaagta Iskool Sh-Xaamid.@azad @Ayan🤎
gamaal_19
Apr 28
219
2.6K
16
48.2%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: