raaqiya.xiis
May 22
271
5K
3
42.7%
waxad ahyid ruxakaliye e, dhibtayda darema xalakasta iga rabtagna mnta u,malin mayo inan helayo badalakagi o,kali mnta noloshu way igu zi adkanayza qaysow geerida abahay iyo taduna wa iskukay mid waxad ahayid qof wanagzan o,dabecad wanagzan, o,ixtiram badan.zad igu naxarisan jirtay ilahy hakugu naxarizto zad ilalin jirtay ilahy haku ilaliyo magaranayo zababta an kaga zamri doono niyadayna ma galin geridiza ba kacanta ku qorayza qaysow janatul fardawza kulad waxbadan bad murugo iyo cil iga dhawrtay o,ad iwanizay mantana wad igu macal zalamayzay janatul fardawza ilahy abalkagi haka dhigo Ilahyna haku naxarizto garabkaygiyow😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭⚰️⚰️
raaqiya.xiis
May 22
271
5K
3
42.7%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
