garaad.abdirizaak
May 7
6.4K
76K
1.5K
600%
IMTIXAANKU WAA DIYAAR EE ARDAYEEY DIYAAR AHAADA Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Siciid ayaa kormeeray daabacaddaa Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Puntland. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay hannaanka daah-furan ee loo diyaariyo, loona daabaco Imtixaanaadka Shahaadiga ah, isagoo kula dardaarmay Ardayda in ay ka faa'iideystaan maalmaha ka haray Imtixaanka oo ay wakhti geliyaan dib u milicsiga, akhrinta iyo fahanka casharradooda. Dhammaan Ardayda galaysay Imtixaanaadka waxaan u rajaynaynaa guul iyo dhibco sarreeya.
garaad.abdirizaak
May 7
6.4K
76K
1.5K
600%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
