garaad.abdirizaak
May 7
360
13K
59
96.7%
Iyadoo galabta roob lixaadleh uu ka da,ay degmadda burtinle waxaa la xaqiijiyey inay korontadu ay dishey Labo ruux kaas oo ay xaqiijiyeen shaqaalaha Caafimaad ee isbitaalka daawo degmadda burtinle , Sidookale waxaa dadka degmadu ay sheegayaan inuu jiro qof sadexaad oo ay dishay korontada degmadda_ . Degmadda burtinle waxaa ka da,ay roobab lixaadleh kaas oo ay ka dhasheen saameyn dhimasho oo ay sababtay korontada degmadda.
garaad.abdirizaak
May 7
360
13K
59
96.7%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
