garaad.abdirizaak
May 10
718
36K
65
261%
Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor) oo kamid ahaa Shabaabkii dilka ku xukunnaa ee ka baxsaday xabsiga Cirka ee magaalada Gaaalkacyo Puntland ayaa gacanta lagu dhigay. waxaana lagu qabtay deggaan ku dhow degmada Bacaadweyne ee Koonfurta Mudug. Waxaa gacanta ku dhigay ciidamo katirsan maamulka Galmudug. Taliska qaybaha Gobolka Mudug ee PLN Iyo GLM oo sanadihii u danbeeyay si joogtaa uwada shaqaynayay ayaa guulo baddan ka gaaray amaanka gobolka
garaad.abdirizaak
May 10
718
36K
65
261%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products:
