9.9K
179K
177
6,669%
Alx Waxaa Si Qurux badan Usoo Dhamaaday koobki degmooyinka gopolka mudug Dhaman Shacab Waynaha Wxan leeyhy Allaha Nabada idin Siyaadsho Marka Kowaad Waxaan U Hamablynayaa Dhamaan Maamulka xulka degmada jariiban Oo Soo Dhisay Team Awood Badan oo dhan kasta ka dhisan Dadaal naguma Yara inzha allah Wxaana Rajaynayaa inuu Nasiibku na Qurxin Doona Mrka Labaad Wxaan U Hamlaynayaa Plyariinta xulka degmada jariiban Zxpyaal Wxa Muujiseen Dadaal iyo Adkaysi Badan Wxaana Tihiin Jiil Dahabi Ah Oo Aan Cidna Indhaha Ka Qarsan Karin Markasta Hogaamiyaasha Meelkasta ayaa Tihiin Guulaysta zxpyaal Nasiib Wacan Wx Kasta Qadarta Rabbi Ayaa Ka Wayn Mrka Saddexaad Wxaan Si Khaasa Ugu Hamablynayaa #Taageerayasha xulka degmada jariiban Wxaa Tihiin Kuwa Shiday Kubada Cagta mudug Wxaan Kuso Kordhiseen in xul kasta Maantay Tageere Xoogan Leeyhy Inzha allaaah Wxan idin rajaynayaa Dhamaanteen in Wakhtigu Nasaacidi Doona Oo Aan Guulaysan Doonno @DaRwiiZH 10 @🍁🇨🇦 ugu Danbayna Wxaan Hamablyo U Dirayaa xulka degmada #Towfiiq Zxpyaal Waa U Qalanteen Guusha Wxaana Ka Mira Dhalinseen Dadaalkini Dhamaantiin Hamablyo 🙏
9.9K
179K
177
6,669%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: