hariidka
Mar 11
15K
137K
304
173%
Asc dhamaan Family sports Waxaan rapaa inaa idinla wadaago xog ku saabsan Sportiga dalkeena markay timaado Football ka wadankeega qaasatan qarankeena πŸ‡ΈπŸ‡΄ National team xulitaankeeda ciyaartoyda Wadanka ka cayaarta mudnaan gooni ma helaan taa ay tahayna inta mudnayn in la xulo looma xula , Qaab-ciyaareed ayadoo layska xulayo is xigsasho Sida hader taagan oo kalle Footbalka na Sidaa maahin Ciyaar yahanka qaab-ciyaareedkiisa in lagu qiimeeyo ayaa ah Sida saxda ah , Xitaa wadamada kalle xitaa hadaa ahayd qof muhiim u ah Wadanka aadan Form wngsan ku jirin xaq uma lahaaneeso inaa matasho, Ujeedka hadalkeega : Cayaartoyda xaqa u lah in ay matalaan dalkeena Caadalad hala siiyo insha allah . πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’” Hormar Sports
hariidka
Mar 11
15K
137K
304
173%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: