96
1K
1
104%
Isku so noqod wanagsan oo xiisa leh asxapey maalmo kooban oo aan training ka mashqulsaneyn waxa isbuuca inagu so aadan ciyari donaa kulamo aad u xiisa badan inkasto bishii barakeysneyd eey fooda inagu soo hayso eebe si cafimad leh hainagu gaarsiye dhamaantenba (Ameen) Hadaba faniskena yaan fooda isdarna kulanka soo xiga comentiga soo dhig koxda aad rabto inan kulan sxptinimo ina dax marto macsalam👋🫶 #dadaab #fkf #pioneersfootballclub
96
1K
1
104%
Cost:
Manual Stats:
Include in groups:
Products: